Maxkamada ICJ: Geerida James Crawford saameyn kuma yeelaneyso dacwada badda

Maxkamadda Cadaaladda Caalmiga ah ee ICJ ayaa sheegtay in geerida ku timid James Richard Crawford, oo ka mid ahaa garsoorayaashii dhagaystay dacwadii badda ee u dhaxeeysay Somaaliya iyo Kenya aanay wax saamayn ah ku yeelan doonin natiijada kiiska dacwadda. Go’aanka maxkamadda waxaa lagu gaaraa qaraarada ay inta badan garsoorayaashu ka qaataan kiis walba oo ay … Continue reading Maxkamada ICJ: Geerida James Crawford saameyn kuma yeelaneyso dacwada badda